shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Macalimiin ka socda Dugsiyada Waxbarashada Ceegaag oo Kuliyada tababarka Macalimiinta ee Garowe tababar uga Furmay

 

(Garoowe January 19,  2010 Ceegaag Online)

Kuliyada tabarka Macalimiinta(GTEC) ee Magaalada Garoowe Waxa ka furmay tababar soconaya ku dhawaad Bil oo Kuliyadaasi uga furmay Macalimiin ka kala soco Guud ahaanba Gobolada Puntland gaar ahaa Macalimiin ka kala socota Dugsiyada Waxbarashada ee Degmada Ceegaag oo iyago ka faaiidayna tababarkaasi oo lagu Casuumay Macalimiinta Degmada Ceegaag Wax ka dhiga haatan oo iyagu ka Qayb galay furitaanka Tababarkaasi inta uu soconayo.


Siminaar dheer oo loogu talo galay Xoojinta tayada macalimiinta ee dugsiyada Hoose Dhexe afka qalaadna lagu yidhaahdo (stragtanin for the campasity of teacher treanin) Barmaamijkani Xoojinta Macalintii lagu
tayeynayo ayaa loogu Magacdaray(SCot IPS) Waana barmaami somalia ka laga hirgaliyey sanadkii 2006. oo loogu talagalay inay ka faaiidaystaan Guud ahaanba Macalimiinta Wax dhiga.

Tababarkani ayaana inta uu soconaya Waxa loogu talagay inay Macalimiinta lagu siiyo Aqoon dheeraad ah si ay ardayda ay ka yimaadeen Waxa ugu faaiideen aqoonta halkaasi ay ka soo Barteen inta uu soconayo tababarkaasi ka soconaya Kuliyada tababarka Macalimiinta ee Garowe.

Cali dhagjar
Ceegaag.com
Buhodle

 

webmaster@ceegaag.com