shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tahniyad: Maxamed Ibraahim Samatar iyo xaaskiisa oo gabadh ugu dhalatay magaalada Abu Dhabi ee dalka imaaraadka carabta

(Abu Dabi, January 14,  2011 Ceegaag Online)

Waxaa tahniyad nasoo gaadhsiiyay Cali Cawl Xuseen, ciyaalkiisa iyo ciyaalkooda iyo dhamaan reer Cawl   waxay tahniyad u dirayaan Maxamed Ibraahim Samatar iyo xaaskiisa oo gabadh ugu dhalatay magaalada Abu Dhabi ee dalka imaaraadka carabta, gabadhan oo loo bixiyay Umalkhayr.

Sidoo kale Jamaal Xaaji Cali iyo bahda Ceegaag Waxay tahniyad u dirayaan Maxamed Ibraahim Samatar iyo xaaskiisa oo Umulkhayr ugu dhalatay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta  waxaan leenahay soo barbaar noqona tii anfacda Dalkeeda (Soomaaliya)dadkeeda iyo diineedaba. Aamiiin

www.ceegaag.com


webmaster@ceegaag.com