Ogaysiis ku socda beesha Yaxye Cabdala
(Minneapolis,
August 19,
2010 Ceegaag Online)
Dhamaan baha
weynta Yaxye Cabdalle waxaa la-ogaysiina-yaa meel kast oo ay
joogaan dunida dacaladeeda in uu jiro shir conference Phone
ah maalinta Sabtida taariikhduna tahay 08/ 21 ka bishan
barakaysan saacadu markay tahay 11:00 AM Minneapolis U S A .
UK 5:00 PM
Somaaliyana
7:00 PM
Shirkaas oo
lagaga arinsanaayo Degaanka cusub.
Confernce
lambarku waa 712-4320075 pinkana
Kala
sooxiriir telfoonka hoos kuqoran.
Waxii
faahfaahin ah kalasoo xiriira TELPHONE Kan.
612-2503666
ama
773-6540872

webmaster@ceegaag.com |