XAFLADA DARWIISH STUDENT SOCIETY MALAYSIA
(Kuala Lumpur,
July 15,
2010 Ceegaag Online)
Xaflad
balaaran oo ay qabsaden ardeyda ka soojeeda gobalada (SSC)
sool sanaag iyo cayn ee wax kabarata dalka MALAYSIA ,
xaafladaasoo kadhacday CAASIMADDA KUALALUMBUR hotelka loo
yaqaan HOLIDAY VILLA, xafladaasoo ahayd xaflad si wanaagsan
loo soo agaasimay,
Xafladaas ayaa waxaa kasoo qeybgalay bulsha weynta
soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Malaysia,
laguna martiqaaday dhamaan jaaliyadaha soomaaliyeed ee
kadhisan dalkaas ,
Xafladasoo lagufuray aayada qur’aanka kariimka ah , kadib
ayaa waxaa madasha ka hadlay oday dhaqameedyo aqoon yahanno
iyo culumaa’udiin iyo qaybaha kala duwan oo kamid ah
dhalanyarada Iyo ururada haweenka ,
Waxayna
dhamaantood ku dheeraadeen baraarujinta hormarka , wax
barasha iyo midnimada umadda soomaaiyeed ,
intaakadib waxaa isna madasash ka hadlay (ODAY)( saleeban
askar( hussain) oo kanamid ah qaabanqaabi yaashii xaflada
kuna dheeraaday taariikhda goboladaas iyo shacabkooda iyo
xaalada adag ee hada ku suganyihiin ,xusayna in lagaga bixi
karo isku duubni iyo wada tashi ,
waxa
isna madasha kahadlay gudoomiyaha jaliyada dssm ( dr )maxed
c/raxman muuse(DR)BASBAS) gudoomiyaha ayaa baq u diray una
duceeyey dhaman umada somaliyed uguna baqay inay raadiyan
qaranimadii iyo wada jirkii( Somalia)
waxaa
isna ka hadlay madasha gudoomiyaha jaliyada( puntland)
maxamud axmed sheikh (jamuux)
gudoomiye kuxigeenka (guud)(ardayda somaliyeed) c/rashiid
cali cabdi (ilka case)
gudoomiyaha ururka haweenka somaliyeed ( shaadiya cali
fahiye) waxayna dhamantood xooga sareen sidii laysugu
xidhilahaa bulshada somaliyeed ee kunool dalkan Malaysia
Intaas
kadib uruku ardayda(DSSM) ayaa soosaaray tallo bixinno kuwa
jahan bulshada GOBOLADA (SSC) sool,sanaag iyo cayn ,
kuwaasoo kala ah,
1)In
lagu dadaalo midnimada iyo nabadgaliyada umada gobolada (SSC)
kana fogaadaan waxkastoo KHilaaf ku abuuri kara.
2)in dib loosoo celiyo goboladda maqan loona maro wadda
kastoo suura gal ah sidii dib loogu soo celinlahaa gacanta
beesha ,iyadoo manta aysan ahayn maalin ay soomali
isqabsankarto .
3)iney midoowaan siyaasiyiintaa gaboladda ka soojeeda (SSC)kana
fogaadaan isufiirsiga iyo siyaasadaha guracan ee
dhaxalsiisay in lagumaaday dad maato ah oon waxba galabsan,
qaarnna ay xabsiyada ka buuxaan .
4) in kor loo qado hormarinta wax barasha taasoo lagu gaari
karo waxkastoo lahiig sanayo .
5)mabda’a ardeyda ( DSSM) ma’aha mid ku saleysan taageerid
shakhsiyaad gaar ah balse wuxuu ku saleysan yahay cidkastoo
si sax ah u wada danta beesha. (SSC) .
Daawo
Sawirada
Gudoomiyaha: DR:MAXAMED C/RAXMAAN (dr:basbaas)
Gudoomiye kuxigeen: MR:C/FATAAX MAXAMED MUUSE(geele)
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |