Hambalyo Meherka C/qaadir Aadan Cadib iyo Hana Xasan
Saleebaan.
(Burco, November
30,
2010 Ceegaag Online)
Waxaa
magaalada Burco ka dhacay xaflad Meher ah oo ay lahayeen
C/qaadir Aadan Cadib
iyo Hana Xasan Saleebaan......waa
salaasadii dhaweyd ee taariikhdu ahayd 23 NOV 2010, Xafladan
oo ahayd mid si aada loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb
galay marti sharaf badan iyo ehelada labada qoys
Annaga oo kala
ah:
Dhammaan
waaliddiinta iyo ehelada qoyska cusub
Hufan Geedeee iyo Caruurteeda
Hooya Fadumo
Xaji Axmed Debey iyo caruurteeda
Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda
Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda
Fawsi Saleban
Geedeeye iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa;
Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo
carruurtooda
Ismacil Maxamed Geedeeye iyo Maymuna Axmed iyo carruurtooda;
Cumar Maxamed Geedeeye iyo Sahra Cabdi Burale iyo
carruurtooda;
Cali-nur Maxamed Geedeeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa;
Cusman Maxamed Geedeeye iyo Faduma Xariir iyo carruurtooda;
Cabdillahi Maxamed Geedeeye iyo Shadiya Axmed Dhamac iyo
carruurtooda;
Cabdifatax Maxamed Geedeeye iyo Xayat Ibrahim iyo
carruurtooda;
Cabdixakim Maxamed Geedeeye iyo Suri Axmed iyo carruurtooda;
Fuad Maxamed Geedeeye iyo Fowsiya Xasan iyo carruurtooda;
Cabdirisaq Maxamed Geedeeye iyo Khadra Cabdillahi iyo
carruurtooda;
Khadar Maxamed Geedeeye iyo Shamis Jama iyo carruurtooda;
Cabdirisaq Axmed Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa
Maxamud Axmed
Saleban Geedeeye iyo xaaskiisa
Xusen Xaji
Muse iyo Safiya Saleban Geedeeye iyo caruurtooda
Cabdillahi
Sharif Maxamud iyo Waris Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Cabdillahi
Xaji Muse iyo Jawahir Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Cabdicasiis
Abdulle iyo Amal Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda
Maxamed Xusen
iyo Sahra Maxamed Geedeeye iyo caruurtooda
Qasim Xusen iyo Sahra Dahir Cali Geedeeye iyo caruurtooda
Saleban Aw Cumar iyo Hinda Dahir Cali Geedeeye iyo
caruurtooda
Kamal Cabdi
iyo Ayan Fawsi Saleban Geedeeye iyo caruurtooda
Cabdikhalaq
Axmed Shiikh iyo Hibaq Xusen Xaji Muse iyo caruurtooda
Aabe Xasan
Saleban Geedeeye iyo hooyo Amina Maxamed Xaji Axmed iyo
caruurtooda
IYO
Dhamaan
qoyska reer Geedeeye meel kasta oo ay joogaan
WAXAY TAHNIYAD
IYO BOGAADIN U DIRAYAAN
CABDIQADIR ADAN
CADIB IYO HANA XASAN SALEBAN GEEDEEYE
OO BISHAN
NOVEMBER 23, 2010, MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA BURCO,
SOMALILAND
WAXAANU
QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INUU NOQDAAN KUWII
ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA
HELO …………AAMIIN……AAMIIN
………AAMIIN

webmaster@ceegaag.com |