Ugu horaynba Waxa Halkaasi Mahad Celin ka soo Jeediyey Ergooyinkii u socday Dhex Dhexaadinta Beelaha Bariga Burco iyo Deegaanka Buuhoodle Waxana Goobta Shirka uga Hadlay Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo Mahad Celin Balaadhan u Jeediyey Gabi ahaanba Dadwaynaha Buuhoodle oo aan u kala Hadhin soo dhawayntooda iyo Sooryada Wanaagsan ee loo sameeyey, isla Markaana Waxgaradka Buuhoodle ka aqbaleen Nabadii ay u socdeen.
Gabagabadii
shirka
waxaa
Ergada
u
hadlay
Suldaan
Saleebaan Cali Ismaaciil
Dhagayso
Dhinaca Isimada Gobolka
Cayn Waxa Goobta uga Hadlay oo Shirka soo Xidhay
Suldaan Siciid Cismaan Ali oo aad ugu mahad Celiyey
Ergooyinka ka shaqaynaya Nabad Raadinta Waxan
suldaanku Goobta ka sheegay in
Maalinta Sabtida ah lay isagu imaan Doono Deegaanka
Maygaagle oo goobtaasi laga sii Wada Doono
Wadahadalidii Nabad Raadinta labada Beelood.
Dhinaca reer
Buuhoodlena waxaa u hadlay Suldaankooda Suldaan Siciid
Cismaan Cali
Dhagayso
Daawo Sawiradii Shirka