Abwaan
Sangub, Gen: Maxamed Cali Abokor, Dr. Cali Cawl iyo Bahda
SCERDO oo tahniyad u diraya Deeqo Tubeec iyo Liibaan
Fiin oo ku Aqalgalay Jabuuti
(Jabuuti,
October 05,
2010 Ceegaag Online)
- Janeraal Maxamed Cali Abokor
- Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise (Sangub)
- Axmed Cali Abokor iyo Marwadiisa Sahra Muuse
- Cali Cawl Xuseen iyo Mardiisa Farxiya Faarax Garwiye
- Kaafi Ibraahim Xasan iyo Marwadiisa Aamina Ibrahim
Ceelaabe
- Nafisa Ismaaciil Warsame iyo Caruurteeda
- Hooyo Dhool Cumar iyo Caruurteeda Ilma Aw-faarax Geedi
Sidoo kale waxaa Tahniyad nasoo gaadhsiiyay
Bahda
SCERDO iyo jahliyadda Alberta ee Canada
Cabdiqafaar Cali wadaad (xaaji)xaaskiisa iyo carruurtiisa
Cabdifataax Maxamed Geedeeye
Riyaad Faarax Cali
Ismaaciil Xasan Manjacase
Nimco Cabdillaahi Shariif
Khaalid Maxamed Saalax lacle
C/nuur maxamed Saalax lacle
Luul M. Ibraahim
Amaal Cabdi Ciise
Maxamed Ciise Ismaaciil
Maxamuud Cali Ayax xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Muuse Ismaaciil (buuni)
Caynaanshe Cabdiraxmaan Abkey xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Axmed Qoorleex xaaskiisa iyo carruurtiisa
Saynab Cabdi Kilin
Faysal Cabdi Kilin
Maxamed Maxamuud Diiriye xaaskiisa iyo carruurtiisa
Cawil Axmed Xirsi
Cabdinuur Khaliif Xaashi xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Axmed Jimcaale xaaskiisa iyo carruurtiisa
Ciise Xaaji Ismaaciil xaaskiisa iyo carruurtiisa
Dhamaan dakan oo kala jooga wadanka Maraykanka, Canada iyo
Kenya waxay tahniyad u dirayaan Arooska Liiban Maxamed X/cali
iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay
bishan October kowdeedii magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada
Jabuuti. Waxay leeyihiin Alle ha idinka dhigo qoyskii isku
waara ee ubad khayr qaba kala hela. Aaaamiin...Aaaaamiinn.Aaaammiiinnn.
Sidoo Kale
Waxaa tahniyadonasoo gaadhsiiyay
Waxaan halkan hablyo uga diraynaa
anigoo ku hadlaya afka reer ABDILAAHI ABDI MAGAN meelkasta
oo ay dunida ka joogaan walaalkey LIIBAN MAXAMED X/CALI IYO
(LIIBAN FIIN) iyo marwadiisa DEEQO TUBEEC YUUSUF oo
arooskoodu ka dhacay dalka jabuuti ee magalada jabuuti
waxaan leeyahy arooskiinu ha noqdo kii lagu aayo oo lagu
helo awlaad baariya insha Allah
AAMIN AAMIN AAMIN
waxaana kala diraya hambalyadan
anagoo kala ah;
Aabo Abdilaahi Abdi magan
Hooyo Sahra Muxumed Abdilahi
Abdi Abdilaahi Abdi ,Xaaskisa iyo
caruurtisa
Khadar Abdilaahi Abdi, Xaaskisa
iyo caruurtisa
Abdihabib Abdilaahi Abdi
Abdikadir Abdilaahi Abdi Xaaskisa
iyo caruurtisa
Ayaan Abdilaahi Abdi Odaygeeda iyo
caruurteeda
waxaanu leenahay dhamaanteen
aqalgalkiinu hanoqdo kii lagu aayo oo lagu kala helo awlaad
anfacda dadkeeda dalkeeda iyo diinteedaba aamin aamin
aamin
By Abdihabib Abdilaahi Abdi
C/o UGANDA KAMPALA
Anaga ah qoyska reer Mohamed Jama Mohamed Jama Ali bayr,
1. Aabe Mohamed Jama Ali Bayr,,
2.Hooyo, Luul Yusuf Xasan
3.Fadumo Mohamed Jama
4 Cali Mohamed Jama Ali
5.Jama Mohamed Jama Ali
6. Sahra Mohamed Jama
7. Mohamud Mohamed Jama
8. Deeqa Mohamed jamac
8.Hani Mohamed jama
9. fahim Mohamed jama
waxay hanbalyo u dirayaan Arooska iyo Aroosada, Boqorka iyo
Boqorada Liibaan Maxamed x/ Cali (Liban Fiin) iyo
Marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf oo Arooskoodu kadhacay
magaalada Jabuuti ee Jamhuuryada Jabuuti bisha Ocber 1,
2010.
Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa
Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin
Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala
hela Alle ha'idinka dhigo.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |