Ciidamo Ethopian ah oo
5 Ruuxi ka taxaabay Tuulada Xarfo oo katirsan Gobolka Mudug
(Xarfo,
October 29,
2010 Ceegaag Online)
Wararka Laga Helayo Deegaanka Xarfo oo katirsan Gobolkaasi
Mudug ayaa ku soo Waramaya in Deegaankaasi Ciidamo Ethopia
ah Deegaankaasi Xarfo ka taxaabeen Ugu yaraan 5 Ruuxi oo
kamid ah Dadka Deegaanka Tuulada Xarfo oo Dhinaca Itoobiya
ka saara Xadka gobolkaasi Mudug, Ka taxaabisya Raggaasi
ayaa Timid kadib Markii Tuulada Xarfo Ciidamada Ethopian
ka ahi Dejiyeen Calanka Somalia oo Halkaasi laga taagay
kadibna Calankaasi Ciimada Ethopian ka ahi Horay u sii
Qaateen iyo Waliba 5 kamid ah Dadka Deegaanka Tuulada
Xarfo.
Wararka laga helayo Deegaankaasi oo Heshay Shabakada
Wararka Ceegaag.com ayaa intaasi ku Daraya in Calankaasi
iyo Raggaasi Ciidamada Ethopian ka ahi ka Xaysteen ka
danbaysay Kadib Markii Ciidamada Ethopian ka ahi sheegteen
in Tuulada Xarfo katirsan tahay Degmada Bookh ee
Gobolkaasi Wardheer ayna Calankaasi si khaldan Looga
taagay Tuulada Xarfo, isla Markaana Raggani Ciidamada
Ethopian ka ahi ka Xaysteen lagu eedeeyey inay kamid
ahaayeen Masuuliyiinta Deegaanka ee iyagu Calanka taagay.
Maamulka Tuulada Xarfo Waxgaradka iyo Qaybaha kala Duwan
ee Waxgaradka Deegaanka oo Maanta Warbaahinta la hadlay
ayaa sheegay inay Tuulada Xarfo katirsan tahay Gobolka
Mudug isla markaana Laamiga u jirto 18 KM oo Kaliya
Waxayna Maamulka Degmada Bookh ugu baaqeen inay Raggaasi
dib Deegaanka ugu soo Celiyaan, iyagoona dib Tuulada Xarfo
looga taagay Calanka Somalia.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |