-
Waa
maxay isim ama isimadu?
-
Waa
maxay shaqada isimadu?
-
Ma jiri karnaa la’aantood?
-
Maka
adkaan karnaa?
-
Sidee looga adakaan karaa?
-
Talada dhulbahante yay ka go’daa ma isimada mise dhulbahante?
-
Go’aanka kama damaysta ah yaa gaari kara ma isimada mise
dhulbahante?
-
Ugu
horayn in la qadariyo yaa mudan ma isimaa mise dhulbahante?
-
Ma isimadaa hulbahante u baahan mise dhulbahantaa isimada u
baahan?
-
Isimadu siyaasadda ma u xalaalbaa mise ma aha?
-
Isimada dhulbah;ante miyey badanyihiin?
-
Haday tahay haa side loo yarayn karaa?
-
Haday tahay maya, maxaa dhexyaal oo ay isu ogolaan waayeen?
-
Hadii dagaal yimaado ma dhulbahantaa qaybsada mise isimadaa
qaybiya?
-
Isimku ma isagaa yiraahda I doorta mise dadkaa doorta?
-
Isimadu ma inala midbaa mise way inaga duwanyihiin?
-
Isimada xagee laga xukumaa qudhooda?
-
Isimada cid kale maka saraysaa?
-
Isimada waqti walba miyaa loo baahanyahay?
-
Shaqada isimada iyo waqtigan casriga ahi ma iswaafiqi karaan?
-
Isimku ma dhalashaa mise waa caqliga iyo maskaxda uu
leeyahay?
-
Hadday tahay dhalasho waayo loogu baahanyahay in uu noqdo
nin raga?
-
Isimadu haday khalad galaan ma loo sheegi karaa mise waa in
loo qariyo?
-
Isimku xaq ma u leeyahay mushahar? Hadaay tahay haa, yuu ku
leeyahay ma raaskiisa, mase dhulbahante,mise
dawladda,maxaase loo siinwaayaa?
-
Isimku nin uu isim u yahay ma qaban karaa?
-
Hadduu diido muxuu ku samayn karaa?
-
Yaa
wax maqliwaayey ma isimada mise dhulbahante?
-
Dhulbahante ma qabiilka ugu isimada badan miyaa soomali?(a)
Haday tahay haa; haa maxaa sababay?(b) haday Tahay maya;
qabiilkee inaka isima badan?
-
Dhulbahante ninkiisa khaldan farta maku fiiqi karaa?(a)
Haday tahay haa; maxay u dhici waday?(b) Haday Tahay maya;
sababtu maxay tahay?
-
Dhulbahante walaalo la dhashay ma leeyahay?(a) Haday tahay
haa; waa kuwee sheeg?(b) Haday tahay Maya; maxaa dhacay?
-
Dhulbahante deked miyuu u baahanyahay?(a) Haday tahay haa;
halkee noqon karta, maxayse soo Kordhin doontaa,
-
Dhulbahante ma dhaqaale xumo ayaa haysa?
-
(a)
Haday tahay haa; maxaa ugu wacan?(b) Haday tahay maya; maxaa
jira oo kala kexeeyey?
-
Dhulbahnte ma talo xumo ayaa haysa? oo aan qabiilada kale
la qabin?
-
Dhulbahante madax ma leeyahay maanta?(a) Haday tahay haa;
waa kuweexagayna joogaan?(b) Haday Tahay maya waayo,
-
Dhulbahnte dhulkiisii ma wada joogaa ama ma wada haystaa?(a)
Haday tahay maya; maxay dib ugu qabsan waayeen?
-
Dhulbahante yaa u maqan oo uu sugayaa?
-
Las-anod miyey joogtaa mise waa maqantahay?(a) Haday joogto
waayo Isaaqu uga taliyaa?(b) Haday Maqantahay waayo loo soo
celinwaayey?
-
Dhulbahnte waxgaradkiisii iyo aqoonyahankiisii maxay isaga
fadhiyaan ma in la dilo ayay ka baqayaan?
-
Haday
tahay way baqayaan, yaa dilaya?(a) Haday tahay ma baqayaan
maxay la iljabsanyihiin?
-
Dhulbahante sidii laysugu toli lahaa ma dhenged buu u
baahanyahay mise xabad?
-
Dhulbahante yaa isku toli kara ma askari mise nimaan askari
ahayn?
-
Dhulbahante ninkaas mayska dhex heli karaa?haday tahay haa
goormuu imanayaa?haday tahay Maya goormuu dhalanayaa?
-
Dhulbahnte ma sidaa buu weligii ahaa mise burburka iyo
dawlad la’aanta ayaa keentay?
-
Dhulbahante dantiisa mala heli karaa? Haday tahay haa xagay
taala? Haday tahay maya, yaa haysta oo ku dhegan?
-
Dhulbahnte miyuu dhaafay waqtigii uu isku tiirsanaan lahaa?
-
Dhulbahnte ma isku danbaa mise waa kala dan?
-
Dhulbahnte ma inuusan heshiin buu ku heshiiyey?(a) Haday
tahay haa; halkee shirkaasi ka dhacay?(b) Haday tahay maya;
muxuu u heshiin waayey?
-
Dhulbahante ma is indha buuxin karaa?
-
Dhulbahnte caano maka dhergi karaa?