Wiil
Sadex Jir ah oo kaalma inooga baahan hor illaah,
Xanuun aan la'aqoon waxa uu yahay dartii.
(Buuhoodle,
October 07,
2010 Ceegaag Online)
Miyiga
Magaalada Xamar Lagu Xidh Waxaa Mudo Saddex sano ah ku
Xanuunsanaya Cabdi Nuur Maxamed Cabdi Muuse Cawl oo ah Wiil
Yare Xanuunkaasi oo Ilmaahaasi yar ku dhacay Xiligii uu
dhashay Mudada intaasi Leegna ku Xanuunsanayey Dhulka Miyiga
ah ee Kuyaala Magaalada Xamar Lagu Xidh oo Dhinaca Bariga ka
Xigta Magaalada Buuhoodle.
Waalidka
ilmahaasi dhalay ayaa Shabakada Wararka Ceegaag.com u
sheegay in ilmaahaasi Xanuunsanayey Mudada intaasi Leeg gabi
ahaanba uusan Helin daryeel Caafimaad oo Dibada ah, iyagoona
Dhakhaatiirta Wadanka somalia u Noo sheegee in loo baahan
yahay in Dibada dhakhar loogu Qaado, mana jiraan Wax
dhaqaalo ah oo ilmahaasi Wadanka looga Qaadi karo isagoona
ka dhashay Qoys danyar ah oo aan Waxba haysan.
Aabaha
Dhalay ilmahaasi Maxamed Cabdi Muuse Cowl ayaa sheegay in
gabi ahaanba ilmahaasi aanay ka soo Baxay Wax hadal ah isla
markaana laga hayo dhamaan Qaybaha kala Duwan ee Jirka kana
Codsanayo Muslimiinta islaamku inay u Fidiyaan gar gaar si
ilamahaasi Wadanka dibadiisa loogu Qaado.
Waxaanad
kala Xidhiidhi Kartaa Xawaalada Tawakal Buuhoodle Ama
Talefoon Lanbarka 0025224986022 00 Xamar Lagu Xidh, u
Kaalmee ilaahay ha Kuu Kaalmeeyee ilmahaasi yar oo
Dhibaataysan
Ali
dhagjar
Ceegaag.om
Buuhoodle
webmaster@ceegaag.com |