Shir lagu sugayo
amaanka, laguna adkaynayo nabadgalyada Ceegaag iyo
nawaaxigeeda oo ka soconaya Magaalda Dhismasa ee
Ceegaag
(Ceegaag,
February 17,
2011 Ceegaag Online)
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada
Ceegaag ayaa sheegaya in uu hada wali ka soconayo shir
lagaga arinsanaya arimaha Nabadgalyada ee
magaalada Ceegaag. Shirkan ayaa guud ahaanba lagaga hadlayaa
sidii loo sii adkayn lahaa nabadgalya baahsan ee ay ku
Haashaarmayaan dadwaynaha reer Ceegaag iyo kuwa ku nool
Nawaaxigooda.
Shirkan oo furmay shalay oo taariikhdu
ahayd Feb 16, 2011 ayaa waxaa isugu yimid dhamaan
masuuliyiinta Degmada, waxgaradka oo ka kooban Haweenka iyo
Odoyada, Culimo udiinka, dhalinyarada iyo dadka iskood isu
diray wax ka qabashada arimaha Bulshada.
Wixii warar ah iyo qodobada laga soo
saaro kala soco goor dhaw shabakadan Ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com
|