Kulankani Balaadhan ayaana Maanta ka dhaacay
Magaalada Garoowe, kulankaas oo Warsaxaafadeed
jawaab u ah Go'aankii Maaulka Somaliland ee
Kalshaaale lagasoo saaray waxaana warsaxaafadeedkaa
soo saaray Wasiirada Xildhibaanada iyo
Isimada ka soo Jeeda Gobolada kala ah Sool Sanaag
iyo Cayn oo Maanta kulan Balaadhan ku yeeshay
Magaalada Garoowe, Waxana Hadalo dheer Halkaasi ka
soo Jeediyey, Ugaas Abdilaahi Ciise Nuur iyo
Wasiirada iyo Xildhbaanada kadiba Saxaafada War
Qoraal ah Halkaasi ugu Qaybiyey( Hoos ka akhri)
Wasiirka
Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Puntland
Maxamed Faarax Aadan oo warsaxaafadeedka saxaafada
u akhrinaya Dhagayso
Ugaas
Cabdilaahi Ciise oo lahadlaya Saxaafada dhagayso
Dhagayso